Yexesqeel 29:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dalka Masar wuxuu noqon doonaa cidla iyo baabba' oo iyagu waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay, maxaa yeelay, isagu wuxuu yidhi, Webiga anigaa iska leh, oo anigaa samaystay.

Yexesqeel 29

Yexesqeel 29:7-19