Yexesqeel 29:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogow, waxaan dushaada ku soo dayn doonaa seef, oo dad iyo duunyaba waan kaa dhex baabbi'in doonaa.

Yexesqeel 29

Yexesqeel 29:1-18