Yexesqeel 27:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa kaloo kula baayacmushtari jiray Xaaraan, iyo Kanneeh, iyo Ceeden, iyo baayacmushtariyaashii Shebaa, iyo Ashuur, iyo Kilmad oo dhan.

Yexesqeel 27

Yexesqeel 27:20-32