Yexesqeel 27:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Shebaa iyo reer Racmaahna way kula baayacmushtari jireen, oo waxay alaabtaadii kaga baayacmushtari jireen xawaashka ugu fiican, iyo dhagxan kasta oo qaali ah, iyo dahab.

Yexesqeel 27

Yexesqeel 27:14-23