Yexesqeel 23:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba rag baad meel fog uga cid dirsatay, oo waxaa loo diray wargeeye, oo bal eeg, iyana way yimaadeen, oo iyaga aawadood ayaad isu soo maydhay, oo u indhakuushatay, oo wax baad isugu sharraxday,

Yexesqeel 23

Yexesqeel 23:34-47