Yexesqeel 23:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, markay carruurtoodii sanamyadooda u qaleen ayay isla maalintaasba meeshaydii quduuska ahayd u soo galeen inay nijaaseeyaan, oo bal eeg, waxaas ayay gurigayga dhexdiisa ku sameeyeen.

Yexesqeel 23

Yexesqeel 23:30-49