Yexesqeel 21:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadamow, wax sii sheeg, oo waxaad tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaad tidhaahdaa, Seef, seef baa la afeeyey, oo weliba waa la safeeyey.

Yexesqeel 21

Yexesqeel 21:6-14