Yexesqeel 21:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa loo afeeyey inay aad wax u layso, oo waxaa loo safeeyey inay sida hillaac u dhalaasho. Haddaba miyaynu rayraynaa? Usha wiilkaygu waxay quudhsataa geed kasta.

Yexesqeel 21

Yexesqeel 21:1-20