Yexesqeel 21:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Seefta ayaan irdahooda oo dhan ku cabsiiyey, si uu qalbigoodu u dhalaalo, oo ay kufiddoodu u sii badato. Sida hillaac baa loo dhalaashay oo waxaa loo safeeyey waxlaynta aawadeed!

Yexesqeel 21

Yexesqeel 21:12-21