Yexesqeel 21:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed, Wiilka Aadamow, wax sii sheeg, oo sacabbada isku dhufo. Seeftu saddex jeer ha dhacdo, taasoo ah seefta wax lagu laayo, oo kan weyn laysa oo gelaysa xataa qolladahooda.

Yexesqeel 21

Yexesqeel 21:12-17