Yexesqeel 20:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaan iyaga ku idhi, Ninkiin kastaaba waxyaalaha karaahiyada ah ee indhihiisa ha iska xooro, oo sanamyada Masar ha isku nijaasaynina. Aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahiinna ah.

Yexesqeel 20

Yexesqeel 20:1-13