Yexesqeel 20:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waagaas gacantaydaan kor ugu qaaday oo aan iyaga u dhaartay inaan dalkii Masar ka soo bixiyo oo aan soo geliyo dal aan iyaga u soo ilaaleeyey oo caano iyo malab la barwaaqaysan, kaasoo ah ammaantii dalalka oo dhan,

Yexesqeel 20

Yexesqeel 20:1-10