Yexesqeel 19:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse iyadii cadhaa lagu rujiyey, oo dhulkaa lagu soo xooray, oo dabayshii bari ayaa midheheedii qallajisay, laameheedii adadkaana way jajabeen oo engegeen, oo dab baa iyagii baabbi'iyey.

Yexesqeel 19

Yexesqeel 19:4-14