Yexesqeel 19:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay lahayd laamo adadag oo ulo u ah kuwa xukunka hayay, oo sarajooggeeduna wuxuu ka sii sara maray geedaha laamahooda waaweyn, oo dhererkeedu wuxuu la muuqday laameheeda badan aawadood.

Yexesqeel 19

Yexesqeel 19:5-14