Yexesqeel 16:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse quruxdaadaad isku hallaysay, oo warkaagii faafay aawadiis ayaad u dhillowday, oo dhillanimadaadiina waxaad u badisay mid alla midkii ku soo ag marayba, oo waad isu dhiibtay.

Yexesqeel 16

Yexesqeel 16:11-24