Yexesqeel 16:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo quruxdaada aawadeed ayaa warkaagii quruumaha ku dhex faafay, waayo, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Waxay ku dhammaystirantay haybaddaydii aan ku dul saaray.

Yexesqeel 16

Yexesqeel 16:11-21