Yexesqeel 10:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo keruubkii wuxuu gacantiisii u fidiyey dabkii keruubiimta dhexdooda yiil, oo intuu wuxoogaa ka soo qaaday ayuu gacantii kii dharka wanaagsanaa qabay ku riday, oo isaguna intuu soo qaaday ayuu baxay.

Yexesqeel 10

Yexesqeel 10:2-10