Yexesqeel 10:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu amray ninkii dharka wanaagsanaa qabay oo uu ku yidhi, Giraangiraha dhexdooda iyo keruubiimta dhexdooda dab ka soo qaad, markaasuu dhex galay oo wuxuu istaagay giraangir dhinaceed.

Yexesqeel 10

Yexesqeel 10:2-8