Yexesqeel 10:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo jidhkooda oo dhan, iyo dhabarkooda, iyo gacmahooda, iyo baalashooda, iyo giraangirihii afartooda la socdayba waxay ahaayeen indho miidhan oo hareerahooda ku wareegsan.

Yexesqeel 10

Yexesqeel 10:4-13