Yexesqeel 10:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay socdeenna waxay ku socdeen afartoodii dhinacba, oo innaba ma ay leexleexan markay socdeen, laakiinse meeshii madaxoodu u sii jeeday ayay u raaceen, oo innaba ma ay leexleexan markay socdeen.

Yexesqeel 10

Yexesqeel 10:4-15