Yeremyaah 9:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa kuma ninka xigmadda leh oo waxan garan karaa? Oo kan Rabbiga afkiisu la hadlay inuu waxyaalahan sheegi karaa waa kuma? Bal maxaa dalku u halligmay, oo uu sidii cidlo oo kale ugu gubtay, si aan ciduna u dhex marin?

Yeremyaah 9

Yeremyaah 9:5-13