Yeremyaah 9:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan Yeruusaalem ka dhigi doonaa tuulmooyin burbur ah, iyo meel ay dawacooyinku ku hoydaan. Oo magaalooyinka dalka Yahuudahna waxaan ka dhigi doonaa cidla aan ciduna degganayn.

Yeremyaah 9

Yeremyaah 9:4-16