Yeremyaah 7:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waa inaad erayadan oo dhan u sheegtaa, laakiinse iyagu kuma ay dhegaysan doonaan, oo weliba waa inaad u dhawaaqdaa, laakiinse innaba kuuma ay jawaabi doonaan.

Yeremyaah 7

Yeremyaah 7:19-31