Yeremyaah 7:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse ima ay dhegaysan, dhegna iima ay dhigin, illowse way sii madax adkaadeen, oo waxay sameeyeen wax ka sii xun wixii ay awowayaashood samayn jireen.

Yeremyaah 7

Yeremyaah 7:17-31