Yeremyaah 6:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Fooxa Shebaa ka yimid iyo qasabka macaan ee dal fog laga keenay maxay ii taraan? Qurbaannadiinna la gubo aqbali maayo, oo allabaryadiinnuna iga farxin maayaan.

Yeremyaah 6

Yeremyaah 6:18-27