Yeremyaah 6:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhulkow, bal maqal, oo bal ogow, dadkan masiibaan ku soo dejin doonaa taasoo ah waxay fikirradoodii keeneen, waayo, erayadaydii ma ayan dhegaysan, sharcigaygiina way diideen.

Yeremyaah 6

Yeremyaah 6:16-22