Yeremyaah 52:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay kaloo qaadeen dheryihii, iyo majarafadihii, iyo alaabtii laambadihii lagu safayn jiray, iyo maddiibadihii, iyo malgacadihii, iyo weelashii naxaasta ahaa oo lagu adeegi jiray oo dhan.

Yeremyaah 52

Yeremyaah 52:14-22