Yeremyaah 52:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa reer Kaldayiin waxay jejebiyeen tiirarkii naxaasta ahaa oo guriga Rabbiga ku jiray, iyo saldhigyadii iyo berkeddii naxaasta ahayd oo guriga Rabbiga ku jiray, oo naxaastoodiina waxay u qaadeen Baabuloon.

Yeremyaah 52

Yeremyaah 52:13-20