Yeremyaah 51:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Markaasay samada iyo dhulka iyo waxa ku jira oo dhammuba farxad ku heesi doonaan Baabuloon aawadeed, waayo, kuwa iyada baabbi'in doona ayaa xagga woqooyi uga iman doona.

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:46-55