Yeremyaah 51:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxaa iman doona wakhti aan xukun ku soo dejin doono sanamyada xardhan ee Baabuloon, oo dalkeeda oo dhammuna wuu ceeboobi doonaa, oo kuweeda la laayay oo dhammuna iyaday ku dhex dhici doonaan.

Yeremyaah 51

Yeremyaah 51:37-56