Yeremyaah 50:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadkaygu wuxuu ahaan jiray sidii ido baadiyoobay, oo adhijirradoodii ayaa ka dhigay inay ambadaan. Waxay u celiyeen oo ku sii daayeen xagga buuraha, oo intay buur ilaa kur uga sii bexeen ayay xeradoodii illoobeen.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:1-15