Yeremyaah 50:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu waxay haybin doonaan jidka Siyoon iyagoo wejigoodu halkan u soo jeedo, oo waxay odhan doonaan, Kaalaya, oo Rabbiga ugu dhowaada axdi weligiis ah oo aan la illoobi doonin.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:1-8