Yeremyaah 50:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Bal eeg, kan kibirka badanow, anigu col baan kugu ahay, waayo, waxaa yimid maalintaadii taasoo ah wakhtigii aan ku ciqaabi lahaa.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:28-33