Yeremyaah 50:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed barbaarradeedu waxay ku dhex dhici doonaan jidadkeeda, oo raggeeda dagaalka oo dhanna maalintaasaa la wada baabbi'in doonaa, ayaa Rabbigu leeyahay.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:23-36