Yeremyaah 50:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu meesha hubkiisuu furay, oo wuxuu soo bixiyey hubkii dhirifkiisa, waayo, Sayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay shuqul uu ku dhex samayn doono dalka reer Kaldayiin.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:15-33