Yeremyaah 50:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Baabuloonay, dabin baan kuu dhigay, oo adna waa lagu qabtay adigoo aan iska ogayn. Waa lagu helay oo lagu qabtay, maxaa yeelay, Rabbigaad la dirirtay.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:23-31