Yeremyaah 50:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadka Israa'iilna xeradooda ayaan ku soo celin doonaa, oo waxay daaqi doonaan Karmel iyo Baashaan, oo nafsaddooduna waxay ka dhergi doontaa buuraha Efrayim iyo Gilecaad dhexdiisa.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:10-28