Yeremyaah 50:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Bal ogaada, boqorka Baabuloon iyo dalkiisaba waan u ciqaabi doonaa sidaan boqorkii Ashuur u ciqaabay oo kale.

Yeremyaah 50

Yeremyaah 50:12-27