Yeremyaah 49:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Teendhooyinkooda iyo adhyahoodaba way wada kaxaysan doonaan, oo waxay iska qaadan doonaan daahyadooda iyo weelashooda oo dhan iyo geeloodaba, oo waxay iyaga ugu qaylin doonaan, Dhinac kasta cabsi baa idinka jirta.

Yeremyaah 49

Yeremyaah 49:26-32