Yeremyaah 49:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qedaar iyo boqortooyooyinka Xaasoor oo boqorka Baabuloon oo Nebukadresar ahu uu wax ku dhuftay Rabbigu wuxuu ka leeyahay, Sara joogsada, oo Qedaar u kaca, oo dadka reer bari baabbi'iya.

Yeremyaah 49

Yeremyaah 49:21-37