Yeremyaah 49:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dimishaq way taag gabtay, oo waxay u jeesatay inay cararto. Naxdin baa ku dhacday, oo cidhiidhi iyo xanuun baa qabtay sidii naag foolanaysa oo kale.

Yeremyaah 49

Yeremyaah 49:15-34