Yeremyaah 49:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Dimishaqna wuxuu ka leeyahay, Xamaad iyo Arfaad way nexeen, waayo, war xun bay maqleen, wayna qalbi jabeen, oo baddana welwel baa jira, oo innaba ma ay xasilli karto.

Yeremyaah 49

Yeremyaah 49:21-28