Yeremyaah 48:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, jiirtii Luxiid waxaa lala fuuli doonaa oohin aan kala joogsanayn, waayo, dhaadhaca Xoronayim waxay ka maqleen tiiraanyadii oohinta baabbi'idda.

Yeremyaah 48

Yeremyaah 48:3-15