Yeremyaah 48:22-25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

22. iyo Diibon, iyo Neboo, iyo Beytdiblaatayim,

23. iyo Qiryaatayim, iyo Beytgaamuul, iyo Beytmecoon,

24. iyo Qiryood, iyo Bosraah, iyo magaalooyinka dalka Moo'aab oo dhan, kuwa dhow iyo kuwa fogba.

25. Rabbigu wuxuu leeyahay, Dalka Moo'aab geeskiisii waa la gooyay oo gacantiisiina waa jabtay.

Yeremyaah 48