Yeremyaah 49:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu reer Cammoon ka leeyahay, Israa'iil miyuusan wiilal lahayn? Miyuusan mid dhaxla lahayn? Bal maxaa Malkaam u dhaxlay Gaad, oo maxaase dadkiisu u degay magaalooyinkii reer Gaad?

Yeremyaah 49

Yeremyaah 49:1-4