Yeremyaah 46:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Fardahow, kaca, oo gaadhifardoodyadow, yaaca. Ragga xoogga badanuna ha bexeen, kuwaasoo ah reer Kuush iyo kuwa reer Fuud oo gaashaanka gacanta ku haya, iyo kuwa reer Luud oo qaansada xoodi yaqaan.

Yeremyaah 46

Yeremyaah 46:1-13