Yeremyaah 46:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dalka Masar ayaa u kaca sida Webi Niil, oo biyihiisuna way u rogrogmadaan sida webiyaasha oo kale, oo wuxuu leeyahay, Anigu waan kacayaa, oo dhulkaan dabooli doonaa, waanan baabbi'in doonaa magaalada iyo dadka dhex degganba.

Yeremyaah 46

Yeremyaah 46:3-11