Yeremyaah 46:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruumuhu waxay maqleen ceebtaada, oo qayladaaduna waxay ka buuxsantay dalka oo dhan, waayo, kuwii xoogga badnaa ayaa midba kan kale ku turunturooday, oo labadoodiiba way wada dheceen.

Yeremyaah 46

Yeremyaah 46:6-21