Yeremyaah 46:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka Masar ee sida bikrad oo kale ahow, waxaad tagtaa Gilecaad, oo beeyo dawo ah soo qaado. Waxtarla'aan baad dawooyin badan u qaadataa, illowse bogsiini kuuma jirto.

Yeremyaah 46

Yeremyaah 46:7-21