Yeremyaah 42:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hadduu wanaag yahay iyo hadduu shar yahayba, annagu waannu addeeci doonnaa codka Rabbiga Ilaahayaga ah, kaasoo aannu kuu dirnay, si aannu u nabdoonaanno aawadeed markaannu addeecno codka Rabbiga Ilaahayaga ah.

Yeremyaah 42

Yeremyaah 42:1-15